Wararka Maanta © Newsupdate
Thursday, 19 August 2010 01:28
ug 17, 2010 (GOl) Sida aan warar ku helayna waxaa todobaadkii hore  Xabsiga Jigjiga la dhigay Cali Shucaac oo ah mowaadin u dhashay Ogadeniya aadna looga yaqaano, Xadhiga Cali Shucaac ayaa la sheegayaa in uu la xidhiidho markii uu runta ka sheegay beenta ay magoogayaan xukuumadda Tigreega  & kooxda Ibrahm Dheere ee naftooda hafraya, Waxaana la sheegayaa in aysan jirin cid u tagtay Cali Shucaac taasna ay ugu wacan tahay ciidanka wayaanaha  oo diiday in la soo booqdo.
 
Dhanka kale xadhiga Cali Shucaac ayaa cashir lama iloobaan & dhabarjaba ku ah xooda kooxda Ibrahm Dheere ee meel aan nabad ka jirin dad uga gacan haadinaya, sidoo kale arrintan ayaa ku tusinaysa sida aan marna la isugu aamini karin Tigree iyo Wakiilladiisa, oo hadday marka hore ku soo dhaweeyaan marka xigta ku qaniinaya oo ku xidhaya.
 
Sidoo kale Xadhiga Cali Shucaac wuxuu digniin u yahay dadka loogu sheekeyo in uu dhaqankii Tigreegu wax iska badalay, waxayna inbadan oo kuwa isa soo dhiibay ay hadda ka shalaytoonayaan is dhiibidda ay isku dhiibeen Cadawga Tigreegga, iyagoo ka cabsi qaba in sida Cali Shucaac mar un la qabto oo la xidho.
 
Si kastaba ha ahaatee Arrintan ayaa ku tusinaysa sida aan waxba uga jirin heshiisyada ay sheegayaan kooxda Ibrahm Dheere, heshiiska ay Warbaahinta ka sheegayaan ayaa haddii ay wax un ka jiraan aan la xidhi lahayn Cali Shucaac, balse xadhiga cali Shucaac waxaa uu kuu tilmaamayaa in Tigree iyo Wakiilladiisa aan marnaba la aamini karin, isla markaana heshiisyada la sheegayo ay yihiin gumaysiga ogloow.
 
xigasho ONA
Last Updated on Thursday, 19 August 2010 01:35
 
Sunday, 11 July 2010 21:01

 

Kadib markuu dhamaaday wakhtigii caadiga ahaa ee 90 daqiiqo ee ciyaarta ayaa waxaa lagu daray 30 daqiiqo daqiiqadii 25 aad ayaa waxaa goalka shabakha udhigay ciyaaryahan reer spain ah halkaas ooo markali ah jawigii isu badalay farxad& naxdin ay kala qaadeen

taageerayaashii reer spain& taageerayaashii reer Holand

sikastaba ha ahaatee labada dal ee holand& spain ayuu midba si waagu ugu baryayaa

gaariye

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Sunday, 11 July 2010 21:10
 
Monday, 19 July 2010 19:29

http://www.youtube.com/watch?v=EOJ-YdN790c

 
Sunday, 18 July 2010 00:00

Dhamaan jaaliyadaha somalida ogadenia ee kudhaqan dalka Uk waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan eheladii 

iyo qaraabadii uu ka geeriyooday ala ha unaxariistee al xaaji Bashir Caleen oo ku geeriyooday dalka Kenya

Bahda Galaalxoor.Online waxay mid taas lamida udiraysaa ehelada uu kageeriyooday xaji bashir caleen

eebe janadiisi hakawaraabiyo iyagana samir&iimaan ala haka siiyo

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Sunday, 18 July 2010 22:15
 
Tuesday, 06 July 2010 09:11

Shirkii Ururka Dowlad Gobaleedka IGAD ee ka Socday Magaalada Addiss Ababa ee Caasimada Taliska Itoobiya ayaa lagu go,aamiyay in Ciidamo Deg Deg ah Soomaliya loogu diro kuwaas oo dhan 2000 Ciidan ah waxaana Go,aankan wada Gaaray Dowladdaha IGAD ka kooban ee, Ethiopia, Jabuuti, Kenya, Sudan, Somaliya Iyo Ugandha. Madaxwayne Shariif ayaa Isago Khudbada uu ka Jeediyay Halkas ka sheegay in Soomaliya ay ku Jirto Gacanta Alqaacida.

Warka ayaa wuxuu Intaas ku sii darayaa In Suurtagal ay tahay In Dowlada Dariska ah ay Galaan Soomaliya, Iyadoo Ciidamadan 2000 ah aan la cadayn Dowlada Dhabta ah ee Baxin doono Balse la qiyaasay in 1500 oo ka mid ah Ciidamada Itoobiya Dib u galaan Caasimada Dalka Soomaaliya.

Last Updated on Tuesday, 06 July 2010 13:09
Read more / sii akhri...
 


 
 

Contact Us:  galaalxoor@yahoo.com

We have 1 guest online
Banner
Design by guenstigo.de & vista forum